Tuesday, 3 February 2026

OGEYSIIS MUHIIM AH


Samaan FX Academy waxay ku wargelineysaa dhammaan daneeyayaasha Forex Trading in la furay diiwaangelinta arday cusub munaasabadda barakeysan ee Bisha Ramadaan 🌙✨


📘 Inta lagu jiro Ramadaanka, akadeemiyaddu waxay bixineysaa:

  • Waxbarasho Forex oo bilow ilaa heer sare ah

  • ICT Concepts, Technical & Fundamental Analysis

  • Trading Plan, Risk Management & Psychology

  • Casharro si fudud oo nidaamsan loo fahmi karo


QIIMO DHIMIS GAAR AH (Ramadaan Offer)

Si loo dhiirrigeliyo barashada iyo horumarka dhalinyarada, Samaan FX Academy waxay sameyneysaa qiimo dhimis gaar ah oo ku kooban Bisha Ramadaan.

⏳ Fursaddan waa waqti xaddidan

🎯 Ku habboon: Beginner • Intermediate • Serious Traders

Samaan FX Academy – Trade with Knowledge, Discipline & Patience.

📩 Is-diiwaangelin & Faahfaahin:

Scan Gareey QR CODE-kan Kadib Wuxuu Toos  kuu keenayaa Whatsapp-keena