SAMAAN FX ACADEMY

Professional Forex Education • ICT Concepts

Loading Academy in English...

Disclaimer

 Disclaimer / Afeef

Macluumaadka ku jira boggan, casharrada, wararka, falanqaynta suuqa, iyo dhammaan agabka kale ee Samaan Fx Academy waxaa loogu talagalay ujeeddooyin waxbarasho oo keliya.

Adam Samaan iyo Samaan Fx Academy ma aha la-taliyayaal maaliyadeed mana bixiyaan talo maaliyadeed, talo ganacsi, ama talo ku saabsan maalgelin. Dhammaan casharrada, wararka, iyo falanqaynta suuqa waxay yihiin aragti shakhsi ah oo ku salaysan khibradda qoraaga.

Digniin Muhim ah:

Ganacsiga Forex, CFD-yada, iyo suuqyada maaliyadeed ee kale waxay leeyihiin khatar aad u sareysa oo laga yaabo inaad luminayso lacagtaada oo dhan. Ma jirto wax dammaanad ah oo ah inaad faa’iido heli doonto.

Natiijada hore ee ganacsiga maaha tilmaan muujinaysa natiijada mustaqbalka. Dad badan ayaa luminaya lacag badan markay ganacsadaan.

Inta aad isticmaalayso macluumaadka Samaan Fx Academy ee ku saabsan casharrada iyo wararka, adiga ayaa mas’uul ka ah dhammaan go’aamadaada ganacsi iyo khasaaraha ka dhalan kara. Had iyo jeer la tasho la-taliye maaliyadeed oo shahaado leh ka hor inta aanad lacag dhab ah gelin suuqa.

Samaan Fx Academy, Adam Samaan, iyo kooxdiisa ma mas’uul ka aha wax khasaaro ah, khasaare dhaqaale, ama dhibaatooyin kale oo ka dhasha isticmaalka macluumaadkan.

Adigoo isticmaalaya boggan ama agabkeenna, waxaad ogolaatay inaad akhriday, fahantay, oo aad aqbashay disclaimer-kan.


Disclaimer

Effective Date: May 26, 2026

The information contained on this website, including courses, tutorials, news, market analysis, and all other materials provided by SamaanFX Academy, is intended for educational purposes only.

Adam Samaan and SamaanFX Academy are not financial advisors and do not provide financial advice, trading advice, or investment recommendations. All courses, market updates, and analyses represent the personal opinions of the author based on individual experience.

Important Risk Warning:

Trading Forex, CFDs, and other financial markets involves a high level of risk, and you may lose all of your invested capital. There is absolutely no guarantee that you will make a profit.

Past performance in trading is not an indicator or guarantee of future results. Many traders lose substantial amounts of money when participating in the markets.

By using the educational materials, courses, and news provided by SamaanFX Academy, you assume full responsibility for all your trading decisions and any potential financial losses. Always consult with a certified financial advisor before risking real money in the live market.

SamaanFX Academy, Adam Samaan, and its team members shall not be held liable for any loss, financial damage, or other damages arising directly or indirectly from the use of this information.

By using this website or our educational resources, you hereby acknowledge that you have read, understood, and agreed to this disclaimer.

Comments